Soomaaliya oo loogu deeqay adduun lacageed oo gaaraya $710 Milyan oo dollar

War-saxaafadeed ka soo baxay Qaramada Midoobay Ayadoo Soomaaliya ay wajahayso xaalad abaar ah oo aad u daran ayaa hay’adaha samafalku waxay todobaadkii lasoo dhaafay ku dhawaaqeen Qorshaha Gurmadka Abaaraha waxayna hoosta ka xarriiqeen baahida loo qabo dhaqaale aan soo daahin si looga baaqsado in xaaladda bini’aadamnimo ay kasii darto. Qorshuhu wuxuu dalbaday adduun lacageed oo … Continue reading Soomaaliya oo loogu deeqay adduun lacageed oo gaaraya $710 Milyan oo dollar